Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Gaari Ciidamada Itoobiya ay leeyihiin oo Jiiray Bas Rakaab Saran
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 24 2008
Gaari Ciidamada Itoobiya ay leeyihiin oo Jiiray Bas Rakaab Saran
Written by Ali Moallim   
Thursday, 24 April 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Ilaa iyo 7 ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacantay, kadib markii uu jiiray Baabuur Booyad ah oo ay lahaayeen Ciidamada Itoobiya Baabuur caasi ah oo ay la socdeen dad rayid ah.

Baabuurka Caasiga ahaa ee la dardaray ayaa waxaa uu ka yimid isgooyska Sanca ee dhinaca waqooyiga Muqdisho waxaana uu kusoo jeeday Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho,wuxuna baabuurka istagsanaa meel inyar ujirto isgooyska Falorensa, halkaas oo ay dad uga dagayeen.

Baabuurka Booyada ahaa ee ay lahaayeen Ciidamada Itoobiya ayaanan ka hakan gaariga dadka rayidka ah ay saaraayeen oo uu dardarey waxaana la sheegay in uu horay isaga sii socday markii uu dardaray.

2 ka mid ah dadka dhaawaca oo uu ku jior darawalkii Baabuurka ayaa la sheegay in xaaladooda ay aad uliidato, waxaana dhaawaca dhamaantood loo qaaday Isbitaalada Magaalada Muqdisho ee Keeysaneey iyo Madiina.

Marki shilka dhacay ayaa dadka qaarkood oo usoo gurmaday dadka dhaawaca ah waxaa rasaas ku kala eryey Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ee halkaasi fariisinka ku leh, kuwaas oo ka shakiyey dadka halkaasi yimid.

ma ahan marki ugu horeeysay oo baabuurta ciidamada Itoobiya ay Baabuurta dadka rayidka ah ee ku nool Muqdisho ay jiraan waxaana sidaan oo kale shan bilod ka hor ay uaga dhacday isgooyska KM4 markaas oo gaari Taxi ah oo halkaasi marayey uu ku jiiray Baabuur Ural ahaa, isla markaana uu ku dhintay wadahii Taxsiga.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >